Madaxweyne Axmed Madoobe oo magacaabay Wasiirka Maaliyadda Jubbaland (Wareegto)

Wareegto kasoo baxday madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayuu ku magacaabay wasiirka cusub ee wasaaradda maaliyadda Jubbaland. Wasiirka cusub ee maaliyadda maamulka Jubbaland ayaa loo magacaabay Axmed Cabdirisaaq Maxamed oo kamid ahaa aqoonyahanada kasoo jeeda Jubbalanad, waxa uuna masuulkan aad ugu dhaw yahay madaxweynaha. Halkan ka akhriso wareegtada magacabaista Tix-raac: XM/DGJS/022/2023 kuna … Continue reading Madaxweyne Axmed Madoobe oo magacaabay Wasiirka Maaliyadda Jubbaland (Wareegto)